Gurigan ayaa ka kooban Afar Qol, Saddex Hurdo iyo Fadhi iskugu jira iyo Qol Bakhaar ah, waxaa kale oo Gurigani lee yahay Labo Musqulood oo kala duwan, Labo Barando iyo Labo Illin (Ganjeelo) iyo mid Yar, dherarka Guriga ayaa ah 23Mitir Balaciisu waa 13 Mitir.